Xuubsireed oo si weyn udhaleeceeyay hadaladii Gaas Ee Dimuqraadiyaynta

Xuseyn Xuubsireed oo ah halgamaa,Siyaasi iyo haldoor soo shaqeeyay oo Somaliyed,ayaa Codkiisa ku darsaday uhiilinta Dimuqraadiyaynta Puntland.

Xuubsireed,waxuu fariin udiray Siyaasiyiinta,Shacabka iyo Xukuumada.

si gaar ah,waxuu umagac dhabey Madaxweynihii hore Gaas oo ku yiri..”Haduu isagu ku fashilmay oo uusanba isku dayin Dimuqraadiyada ma’ahan in uu hor istaago in ay hada hirgasho”,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka