Beesha Caalamka oo Puntland ku wareejisay kala bar Dhaqaalihii loogu talagalay Dimuqraadiyaynta

Dowlada Puntland waxay Beesha Caalamka ka codsatay in lagu taageero $10-Milyan oo ay ku socodsiiso hirgelinta Dimuqraadiyaynta.

$4.9 million,ayaa lagu wareejiyay isla Shalay Dowlada Puntland,iyadoo $5 million-ka harsan loosoo gudbin doono maalmaha soo socda.

Beesha Caalamka si hagar la’aan ah ayay ugarab istaagtay Dimuqraadiyada Puntland,waxayna usamaysay Damaanadqaad dhan walba ah.

Sida muuqata Dimuqraadiyada Puntland waxay heshay rabitaan Bulsho,Xukuumad socodsiinaysa iyo hiil Caalam.

Jibril Qoobey.