Maxay tahay aragtidiisa Dimuqraadiyaynta Daahir Mire Jibril?

Daahir Mire Jibriil oo ka mid ah hormuudka Umadda Somaliyed,ayaa garab weyn umuujiyay Dimuqraadiyaynta Puntland.

Daahir Mire Jibril oo waraysi siiyay Jibril Qoobey,ayaa si mug leh ula hadlay oo fariimo kala duwan ugu diray…

1.Faroole iyo Gaas.
2.Madaxweyne Deni.
3 Saxaafada Puntland.
4.Shacabka Puntland.
5.Gudiga Doorashada PL.

Hoos ka daalaco Waraysiga Daahir Mire Jibriil.

Halkan ka daawo muuqaalka