Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa Qiimaynta goobaha Diiwaangalinta iyo Seejooyinka Codbixinta ka sameeyay Gudaha Degmada Waaciye iyo Deegaamada hoostaga ee kala ah
1.Sheerbi.
2.Xidda
3.Waaciye
4.Alxamudulilahi
5.Dalweyn Xangay,
6.Juurrile
7.Qayaadsame.
Guddig,ayaa usharaxay Bulshada Degmada Waaciye faa’idada ay leedahay doorashada
Dimuqraadiyadu waa masiiri ee Siyaasad ma’ahan.


