Xarunta Dhexe ee W. X. Xoolaha oo yeelatay Sheybaar loogu talagalay baaritaanka xanuunada Xoolaha Posted By: Idil News Staff October 19, 2022 Xarunta Dhexe ee Wasaarada Xanaanada Xoolaha Puntland oo yeelatay Sheybaar loogu talagalay baaritaanka xanuunada Xoolaha iyo Horumarinta Cilmi baarista caafimaadka Xoolaha. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook