Marti Sharaf ku dhow 1000-Qof oo ka qaybgalaysa xarig jarka Dekeda Garacad

In ka badan 800 oo Marti Sharaf kala duwan ah,ayaa kasoo qaybgalaya xarig jarka Dekeda Garacad.

Marti sharaftaas,ayaa ka kala imaanaya gudaha iyo dibada Dalka,waxayna kala yihiin sida tan…

(Gudaha)

Puntland”

Madaxweynaha Puntland.
Golaha Wasiirada Puntland.
Golaha Baarlamaanka Puntland.
Ganacsatada Puntland.
Haldoorka kala duwan ee Puntland.

Muqdisho”

Madaxweynaha Fadaraalka.
Golaha Wasiirada Fadaraalka.
Golaha Baarlamaanka Fadaraalka.
Ganacsatada Gobolka Banaadir.
Haldoorka kala duwan ee Banaadir.

Dowlad Goboleedyada”

Galmudug”

Madaxweynaha.
Wefti Ganacsatada ah.

Hir-shabelle”

Wefti Maamulka ah.
Wefti Ganacsatada ah.

Koonfur-galbeed”

Wefti Maamulka ah.
Wefti Ganacsatada ah.

(Dibada)

Kenya”

Wefti Dowlada ah.
Wefti Ganacsatada ah.

Jabuti”

Wefti Dowlada ah.
Wefti Ganacsatada ah.

Itoobiya”

Wefti Dowlada Fadaraalka ah.
Madaxweynaha DDSI.
Madaxweynaha Oromada.
Wefti Ganacsatada ah.

Si weyn,ayaa loo adkeeyay amaanka,waxaana qayb ka ah shaqada sugida Amniga Ciidamada kala duwan ee Puntland.

Maalinka Sabtida ah ee ku Aadan 22-ka Bisha,ayaa xariga laga jarayaa Dekeda Garacad.

Jibril Qoobey.