Madaxweynaha DDS,Mustafe Muxummed Cumar,ayaa ka qeybgalay daahfurka Dekedda Garacad ee Gobolka Mudug Puntland oo lagu dhisay iskutashi shacab, islamarkaasina faa’ido ganacsi oo ballaaran u leh bulshada Itoobiya gaar ahaan Deegaanka Somalida.
Halkan ka daawo muuqaalka





