Madaxweyne Xasan”Lacagtii lagu dhisi lahaa Wadada Garacad-Goldogob waa haynaa” Posted By: Idil News Staff October 22, 2022 Madaxweyne Xasan Shiikh,waxuu si waadixa uga sheegay Xaflada xarig-jarka Dekeda Garacad in la hayo oo meel lasoo saaray Lacagtii lagu dhisi lahaa Wadada Garacad-Galkacyo-Goldogob. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook