In ku dhow 10-Qof oo ku Geeriyootay Hotel Tawakal Kismaayo

Sunta loo isticmaalay Afartii Nin ee argagixisada ahayd ee gashay Hotel Tawakal Kismaayo,waa cajiib iyo hab cusub oo soo kordhay.

Si fudud oo aan khasaare badan dhalin,Dadkii Hotelka ku jirayna aan waxyeelin ayay Ciidamada Jubaland usoo Afjareen weerarkii Argagixisada.

Khasaaraha Hotelka ka dhacay ee Dhimashada iyo Dhaawaca ah,ayaa gaaraya…

8-Dhimasho ah
41-Dhaawac ah.

Tawakal Hotel Kismayo

Ciidamada Amaanka Jubaland bogaadin bay mudan yihiin.

Jibril Qoobey.