Mudug oo laga soo Afmeeray qiimaynta Seejooyinka iyo Goobaha diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Posted By: Idil News Staff October 26, 2022 Gobolka Mudug oo si rasmi ah looga soo gaba-gabeeyay qiimaynta goobaha diiwaangelinta iyo Seejooyinka Codbixiyayaasha. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook