VIDEO: Dil lagu fuliyay xubno katirsan Daacish

Maxmamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay xukun dil toogashada ah fagaaraha Iskuul Bulusiya ugu fulisay laba dhagarqabe oo ka tirsanaa maleeshiyaadka argagixisada ah ee Daacish.

Labadan dhagarqabe oo lagu kala Magacaabi jiray Aadan Maxamed Cali Maxamuud iyo Maxamed Cali Maxamed Faarax, ayaa lagu helay dilal ay ka geysteen Magaalooyinka Muqdisho iyo Boosaaso.