Waa sidee xaalada Goobohii Daadadka Qardho saameeyeen?

“Si aan xog badan uga helno waxyeeladii ay gaysatay daadadkii dhawaan kusoo kormaday magaalada Qardho, ayaa maanta waxaan kormeer ku tagnay goobihii ay dhibtu gaaray”Ayuu yiri Wasiir Juxaa.

Isagoo hadalkiisa sii wata,ayuu yiri”Kormeerkan waxaa igu wehliya Wasiirka Qorshaynta Hon. Mohamed Said Farole iyo Wasiirka Tamarta, Biyaha iyo Macdanta Puntland Arshe Said”.

Halkan ka daawo muuqaalka