Islaan Ciise iyo Suldaan Garaase oo ka hor yimid qorshaha Aaran+Faroole

Islaan Ciise waa diiday qorshihii Aaran-jaan+Faroole.

Islaanku,waxuu ku yiri si cad”Doorashada Golayaasha Deegaanku ha qabsoonto kadibna aan aragno waxii ka danbeeya”.

Islaan Ciise intaas markuu usheegay waa kasoo tagey Eyl iyo Shirkii Aaran +Faroole.

Horay,waxaa udiiday Shirka Eyl Suldaan Garaase.

Sida muuqata Labada Isin ee Gobolka Nugaal ugu miisaanka culus waa ka hor yimaadeen qorshaha Aaran+Faroole ee fashilinta Dimuqraadiyaynta.

Jibril Qoobey.