Shirka Amniga Qaranka oo si rasmi ah uga furmay Villa Somaliya

Shirka Dowladaha Xubnaha ka ah Dowlada Fadaraalka,Gobolka Banaadir iyo Dowlada Dhexe,waxaa furay Madaxweynaha Fadaraalka ah Xasan Shiikh Maxamuud.

Qodobada looga hadlayo,waxaa ka mid ah…

  1. Amniga Dalka
  2. Dagaal Shabaab ka dhan ka ah.

Ajandaha Shirka weli lama ansixin si rasmi ah.

Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka,waxaa ka soo qeyb galay..

1.Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre.

2.Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Xukuumadda Saalax Axmed Jaamac.

3.Madaxweyneyaasha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni.

4.Madaxweynaha Koonfur-galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed.

5.Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.

6.Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseyn.

7.Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye.

8.Gudoomiyaha Gobolka Benaadir Yuusuf Xuseyn Jimcaale.