Shir jaraa’id oo gor dhawed uu ku qabtay magaalada Muqdisho afhayeenka ciidamada booliska Soomaaliya, ayaa waxa uu faah-faahin kaga bixiyay qaraxyadii maanta ka kala dhacay agagaarka wasaaradda waxbarashada iyo isgooyska Soobe.
Wuxuu sheegay in dad rayad u badan ay dhibaato soo gaartay hase-yeeshee ilaa iyo hadda waxaa socda tirakoobka khasaaraha dhimasho iyo kan dhaawac ee ka dhashay qaraxydaas,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka




