Ninka ugu qanisan caalamka oo iibsaday Barta Twitter-ka

Ninka Caalamka ugu Taajirsan Elon Musk,ayaa twitter-ka ku iibsaday $44 Bilyan oo dolar,isla markiiba,waxuu shaqadii ka eryay masuuliyiintii ugu saraysay,isagoo isku magacaabay Agaasimaha Twitter.