Shirka Wadamada Carabta ee ka furmay Aljeeriya.
Maanta waxaa dhacay Shirkii Wasiirada Jaamacada Carabta.
31-ka,waxaa furmaya Shirka Madaxda Carabta oo ah mid ka duwan kuwii hore oo Indhaha lagu wada hayo.
Somaliya,waxaa ku matalaya Wasiirka Arimaha dibada,iyadoo Beri uu gaarayo Madaxweyne Xasan.






