Muumin Cabdi Shire oo xilkii hogaaminta Booliska PL la wareegay

Muumin Cabdi Shire si maqaam sare leh,ayuu Caawa ula wareegay hogaaminta Booliska Puntland.

Waa hogaamiye Ciidan oo daacad ah,Wadani ah,karti leh kana fog musuq iyo Eex Muumin Cabdi Shire.

Xaflada Caawa xilka Booliska lagula kala wareegay,waxaa ka muuqatay in Booliska Puntland meel wanaagsan soo gaaray,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka