Madaxweynaha Somaliya iyo Xoghayaha guud oo kulmay

Weftiga Somaliya ee ka qaybgalaya Shirka Jaamacada Carabta ee Aljeeriya oo uu hogaaminayo Madaxweyne Xasan,ayaa la kulmay Xoghayaha guud Qaramada Midoobey Antonio Guterres.

Somalida iyo Qaramada Midoobey,waxay ka wada hadlay arimo ay ugu waa weyn yihiin…

1.Dadaallada Dowladda Somaliya ee la dagaallanka argagixisada caalamiga ah.

2.Wax ka qabashada dhibaatooyinka bini’aadantinimo,Abaaraha, iyo saameynta isbeddelka cimilada.

Madaxda Somalida,ayaa isku raacay in ay Wadajir uga shaqeeyaan horu-socodka Dowladnimada kulankoodii Muqdisho kusoo idlaaday.

Beesha caalamku waxay aad udanaynaysaa midnimada Somalida iyo wada shaqayntooda nidaam.

Jibril Qoobey.