Sawirro: Booliska Puntland oo howlgallo ka sameeyay Boosaaso

Ciidanka Booliska Gobolka Bari Oo Xalay Howlgal Ka Sameyay Gudaha Magalada Bosasso .

Howl galkan oo uu hogaaminayay Kusimaha Taliyaha qeybta Booliska Gobalka bari Ahne Taliye Kuxigeenka Qeybta Booliska G/dhaxe Khaalid Mohamed Abdirahman ( Ukun )
Qeybaha Kala duwan Ee Cidamada .

Howlgalkan oo u ujeedkiisu ahaa mid lagu baadi goobo kuwa ka ganacsada Mukhadaraadka , Ciyaal weerada , Xasilinta amniga Magalada Bosasso .

Ciidamada ayaa sido kale baritaan ku sameynayay qaar ka mida hotelada,guryaha iyo gadiidka .