Puntland Oo dhex-dhexaadinaysa Aadan-Madoobe iyo Laftagareen

Puntland waxay ka aqbashay Madaxweyne Xasan Shiikh in ay kulansiiso ama dhex-dhexaadiso Gudoomiye Aadan Madoobe iyo Madaxweyne Laftagareen.

Imaanshaha Puntland ee Gudoomiye Aadan Madoobe waxay ku salaysan tahay qorshahaas.

Laftagareen,waxuu rabaa in ay Aadan Madoobe is afgartaan si uusan garab usiin Mucaaradkiisa diidan mudo kororsiga uqorshaysan.

Rabitaanka Laftagareen,waxaa ku garabsiinaya Madaxweyne Xasan Sh.

Madaxweyne Deni,ayaa arinkaas laga codsaday fulintiisa,waana aqbalay.

Sida muuqata waxaa jira isla jaanqaad Dowlada Fadaraalka ah iyo Dowladaha Xubnaha ka ah.

Jibril Qoobey.