In ka badan 280 Gawaarida xamuulka qaada ah,ayaa Gaalkacyo usoo gaaray soo daabulida Shixnadaha Dekeda Garacad.
Markabka shaqadiisu socoto marka laga soo tago Laba kale,ayaa diyaar u ah in iyagana la dajiyo.
Isbadal weyn oo Dekedu la timid,ayaa durba la dareemay,iyadoo weli wax walba bilow yihiin,hoos ka daawo muuqaalka.
Halkan ka daawo muuqaalka