Shirka Gudiga joogtada ah Ee Baarlamaanka Fadaraalka oo Garowe ka furmay

Gudiga joogtada ah ee Baarlamaanka Fadaraalka oo fariistay Garowe kuna diyaarinaya Ajandaha Kal-fadhiga soo socda.

Waa talaabo muujinaysa horudocod Qaran iyo wada shaqayn loo baahan yahay.

Bulshada Somaliyed baahi weyn ayay uqabtaa Dowladnimadooda oo udhisanta.

Halkan ka daawo muuqaalka