Saami iibsiga “A” Oo laga joojiyay Dekeda Garacad Posted By: Idil News Staff November 5, 2022 Dekeda Garacad waa la joojiyay ka iibsashadii Saamiga 1-aad. Waa go’aan muujinaya in ay isku filnaatay oo Maalgashigeedii gaaray heerkii loo baahnaa. Halkan ka akhriso:- Share this:TwitterFacebook