Wasiir Fiqi oo gaaray magaalada Baydhabo + Sawirro

Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta XFS mudane Axmed Macalin Fiqi ayaa goordhow gaaray magaalada Baydhabo ee Xarunta KMG ee Dowlad Goboleedka koonfur Galbeed.

waxaana garoonka diyaaradaha ee Shaatigaduud kusoo soo dhoweeyey wasiirka arrimaha gudaha ee Koonfur galbeed mudane Cabdullahi Xaaji Xasan.

Socdaalkan ayaa ujeedkiisu yahay u kuurgelidda xaaladaha kajira deegaan kaas.