M.Faroole oo Aflagaadeeyay Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka iyo Wasiir Lugatoor

Kulankii Maanta ee Gudiga Doorashada iyo Ururada isfahan,ayuu kusoo idlaaday marka laga reebo Maxamed Faroole oo Horseed matalayay oo caytamay.

“Tpec ha doorato Gudoomiye adigu doorasho kuma imaan iyo Erayo kale oo aan munaasab ahaun,waxuu ku yiri Gudoomiyaha Gudiga Doorashooyinka PL”.

Sidoo kale Wasiir Lugatoor,ayuu ku yiri”Halkee doorasho ka qabanaysaa Degmadadii waa la qabsaday,waase iska dhiciyay Lugatoor”.

Axmed Saahid oo matalayay Mustaqbal,ayaa ka daba hadlay Ina Faroole kuna yiri…

“Dalka doorasho way ka dhacaysaa,waana rabaan Bulshadu,Adiga iyo Lugatoor waa usiman tihiin Garowe oo Reemeti,ayaad ka timid isaguna Boocame.”.

Kulankaas oo Ina Faroole lagu ilhaameeyay,waxuu kusoo idlaaday guul.

Jibril Qoobey.