Hadaljeedinta Madaxweynaha Somaliya Ee Shirka Cimilada Adduunka

Khudbaddii Madaxweyne Xassan uu ka jeediyey shirka cimilada ee Sharma Shiikh raad ayey u diyaarsanayd oo si caaqibo leh,ayuu ugu taagtaagsaday bayaaminta Aafada isbeddelka cimiladu ay ku reebtay Dunida oo idil, gaar ahaan Somaliya.

Halkan ka daawo muuqaalka