Madaxweynaha Somaliya oo ka qeyb-galay furitaanka shirka caalamiga ah Ee Cimilada Adduunka

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud,ayaa ka qeyb-galay furitaanka shirka caalamiga ah ee Cimilada Adduunka (COP27) oo maanta magaalada Sharma Sheekh ee dalka Masar uga furmay Madaxda Caalamka.

Halkan ka daawo muuqaalka