Somaliya ma ubaahan tahay Ciidan xoog badan?

Somaliya ma qaadi karto masuuliyada Ciidan Mileteri oo si weyn loo qalabeeyay.

Ciidan kooban oo haysta Qalab xadidan kuna filan sugida Amniga gudaha iyo Xuduudaha ka badan uma baahna Somaliya.

Markii la qiimeeyo sida aan ufakarno,xagjirnimadeena,fahankeena Diinta,Wadaniyada iyo Dowladnimada ma nihin Bulsho awood Gacanta loo gelin karo.

Waxaa khatar isku ah Anaga dhexdeena,isla markaana,waxaan khatar ku nahay Gobolka iyo Caalamka.

Dhalinyarada Eretereya waxay ku fiican tahay in kala bar loo abuuro Shaqooyin gaar ah oo Ciidanimada dib looga celiyo.

Cunaqabataynta Hubka waa badbaadada ugu weyn ee Somaliya ay haysato si aan ukala badbaadno Aduunkana nooga badbaado.

Jibril Qoobey.