Video:-Ganacsatada Zambia oo Qado sharaf usamaysay Madaxweyne Deni iyo weftigiisa Posted By: Idil News Staff November 12, 2022 Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Qado Sharaf ay u sameeyeen Ganacsatada Soomaaliyeed Dalka Zambia,hoos ka daawo muuqaalka. Halkan ka daawo muuqaalka Share this:TwitterFacebook