Doorasho tijaabo ah Oo lagu sameeyay Ardayda Jaamacadaha Garowe

Garowe: 13 November 2022: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland,ayaa maanta sameeyay diiwaangalin tijaabo ah, boqolaal Arday oo ka mid ah Ardada Jaamacadda Boosaaso Faraceeda Garowe iyo Dadweyne kale ayaa safaf dhaadheer ugalay diiwaangalinta tijaabada ah.

Guddiga ayaa dhawaan ka sameyndoona dhamaan goboladda Puntland Diiwaangalinta codbixiyaha.

  ====DHAMMAAD====

XAFIISKA WARFAAFINTA GUDDIGA KMG DOORASHOOYINKA PUNTLAND.

codkaaguwaaxaqaaga

codkaaguwaamustaqbalkaaga