Puntland waxay ubaahan tahay Dood Doorashooyinka ah

Doodda Doorashada Puntland??

Markii aan dhegeystay hadal jeedintii Gudoomiyaha Baarlamanka Puntland Hon Abdirashid Yusuf Jibril iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Abdi Farah Juxa:

Waxaa muuqata in dood siyaasadeed oo ku aadan Dimoqraadiyadda ay jirto oo u baahan in faham buuxa laga wada yeesho sida:

  1. Is waafajinta muddo xileedka Xukuumadda PL u harsan iyo howsha baaxadda weyn ee dhiman
  2. Doorka Gobollada Sool iyo Sanaag iyo Degmada Cayn

Arrimahaas waxay u baahan yihiin in ay ka tashadaan Madaxweynaha, Madaxweyne ku xigeenka, Gudoonka Baarlamanka, Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dimoqraadiyadda, Ururada siyaasadda iyo TPEC.

Doorashadu kama soo harto heshiis loo dhan yahay. Case study – Somaliland ayaa PL ugu filan.

Waxaan ogahay in TPEC farsama ahaan diyaar garow fiican ku jirto..

Guul PUNTLAND,

BDM