Video:-Booliska Puntland Oo qabtay Duurjoog la damacsanaa in la dhoofiyo Posted By: Idil News Staff November 13, 2022 Xayawaanka Duurjoogta ah ee loo yaqaan Caasho Bari ayay Ciidamada Booliska Puntland qabteen,iyadoo la dhoofinayo. Sidaanoo kale Ciidamada amaanku horay waxay uqabteen Geed Quwaax larabo in la dhoofiyo. Xayawaanka Duurjoogta ah ee loo yaqaan Caasho Bari ayay Ciidamada Booliska Puntland qabteen,iyadoo la dhoofinayo.Ma'ahan markii ugu horaysay ee Boolisku horay waxay uqabteen Geed Quwaax la dhoofinayo.Jibril Qoobey. pic.twitter.com/t4efWo7DIi— Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 13, 2022 Share this:FacebookX