Video:-Cirro iyo Faysal oo dib udhigay Shirkii jaraa’id Ee lawada sugayay

Waxay dib udhigeen Shirkoodii jaraa’id ilaa 6-da Makhribnimo.

13-kii Nov,ayaa lasoo gaaray,iyadoon wax doorasho ah oo diyaarsan aysan jirin waxayna ahayd saakay in Madaxweyne Doorasho ku yimid uu la wareego hogaaminta Somaliland.

Ilaa xalay waxaa dadaal isxilqaan ah waday Duqa Hargaysa iyo Warancade,inkastoo aysan ku guulaysan la kulanka Cirro hadana Faysal oo ay kulmeen,waxay ka codsadeen in la siiyo Saacado ay Muuse jawaab uga keenaan.

Somaliland Saacado kadib maleh Maamul Sharciyad haysta,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka