Video:-Culumada Masjidka Rowda Oo iska fogeeyay hadalkii lidka ku ahaa horumarka PL

Culumada Masjid Rowda,ayaa beeniyay kana hor yimid Nin horay uga jeediyay khudbad uu ku sheegayo in Garoomada iyo Dekedaha Puntland lagu wareejiyay Shirkado Yuhuud leedahay.

“Hadalkaasi xaqiiq kuma dhisnayn munaasabna kuma ahayn in Manbarka Masaajidka la keeno”Ayay yiraahdeen Culumada.

Talaabo loo baahnaa ayay qaadeen Culumada Masaajidka Rowda waxayna ka hor tageen isfahan waa soo kala dhexgala Laamaha Amniga.