Shirka Nabadaynta Beelaha Gobolka Mudug oo furmay

Saaka,waxaa furmay Wajigii 1aad ee Shirweynaha Nabadaynta Beelaha Gobolka Mudug.

Shirka,waxaa furay Gudoomiyaha Gobolka Mudug,Talyaha Qaybta Booliska iyo Gudoomiyaha Degmada Bursaalax.

Waxaa goobjoog ka ah dhamaan Waxgaradka Beelaha Mudug,si gaar ah kuwa wax kala tirsanaya ee Gogosha loo fidiyay.

Waa dadaal muhiim ah oo mudan in la garab istaago.