Video:-kulankii muhiimka ahaa Ee Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Shiinaha oo qabsoomay

Kulanka Madaxweynayaasha Maraykanka iyo Shiinaha,waxuu ahaa mid ka mid ah kuwa ugu muhiimsan kulamada Shirkaas.

Si gaar ah,waxuu muhiim u ahaa Dhaqaalaha Aduunka.

“Madaxweyne Xi Jinping iyo aniga waxaa mas’uuliyad naga saaran tahay in aan ka wada shaqeyno caqabadaha caalamiga ah iyo in aan sii wadno wadahadalada furan ee ku dhisan daacadnimada oo aan had iyo jeer wadaagno”Ayuu yiri Biden.

Waa kulan si weyn loo danaynayay Ishana loogu hayay.

Halkan ka daawo muuqaalka