Gantaalada Ruushka Oo Utalaabay Wadanka Poland

Gantaalo uu Ruushku ku weeraray Dalka Ukraine,ayaa u gudbay magaalo ku taala dalka Poland.

Laba Qof,ayaa ku geeriyooday Gantaaladaas.

Wasiirka difaaca ee Ruushka,ayaa beeniyay in ay weerareen Poland.

Maraykanka iyo Isbahaysiga NATO,ayaa iyaguna sheegay inay baaris wadaan.