Halkee ka kala imaanaysaa Miisaaniyada Dowlada Dhexe Ee Bilyanka ku dhow?

Golaha Wasiirada Fadaraalka,ayaa ansixiyay Miisaaniyad ku dhow $-Bilyan.

72.8% Miisaaniyadaas,waxaa laga filayaa dibada oo waa Deeq Caalami ah oo u dhiganta $699 Million.

27.2% oo udhiganta $277 ayaa Dowlada Fadaraalku ku leedahay oo la filayaa in ay gudaha kasoo xarooto.

Miisaniyadan ma’ahan mid guud oo dalkoo dhan midaysa ee waa mid ku kooban Dowlada Fadaraalka ah ee Xamar fadhida.

Waa saadaal aad usaraysa oo ay adag tahay in la gaaro filashadaas,waxayse muujinaysa horay in loo socdo.

Jibril Qoobey.