Video:-Trump oo ku dhawaaqay in uu markale utartamayo Madaxtinimada Maraykanka

Donald Trump,ayaa ku dhawaaqay in uu mar kale u tartamayo madaxtinimada 2024-ka.

“Waxaan ku dhawaaqayaa in aan u tartamayo Madaxweynaha Maraykanka,” Ayuu yiri Trump.

Halkan ka daawo muuqaalka