Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Xasan Shiikh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab,ayaa gaaray magaalada Baxdo ee Gobolka Galguduud oo ka mid ah Deegaanada Laf dhabarta u ah halganka socda ee ka dhanka ah Argagixisada, waxaana halkaasi si diiran ugu soo dhaweeyay Madaxweynaha Galmudug, Wasiirro, Xildhibaanno iyo shacabka Deegaanka.
Halkan ka daawo muuqaalka


