Video:-Dowlada Puntland oo diyaarisay Adeegii hay’adaha Dowlada Ee Garacad

Dhamaan Adeegii Hay’adaha Dowlada ee looga baahnaa Dekeda Garacad ayaa la diyaariyay.

Guud ahaan Wasaaradaha Dowlada ee Adeegooda looga baahan yahay Dekeda Garacad ayay Dowlada Puntland diyaarisay ,sida uu sheegay Xisaabiyaha Maaliyada Gobolka Mudug,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka