Video:-Jaaliyada Uk oo hanbalyaysay furitaanka Dekeda Garacad

Jaaliyada Puntland ee Ingiriiska,ayaa qabatay Xaflad balaaran oo ay ku taageerayaan xarigjarkii dhismaha Dekeda Garacad ee Gobolka Mudug,hoos ka daawo muuqaalka.

Halkan ka daawo muuqaalka