Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Ku-simaha Madaxweynaha Dowladda Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada ee todobaadlaha ah.

Shirka,ayaa Todobaadkan looga hadlay arimo ay ka mid yihiin…

1. Amniga

2.Dardargelinta Doorashooyinka.

3.Dhacdooyinka .

4. Waxqabadka todobaadka

5.Warbixinta Wasaaradda Caafimaadka ee Ku saabsan xummadda kusoo badanaysa deegaannada Puntland.