Video:-Shaacinta Xilliga Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Puntland Oo la shaaciyay

Warsaxaafadeed: 26 November 2022: Shaacinta Xilliga Diwaangelinta Cod-bixiyeyaasha Puntland:

Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo ka duulaya sida uu qoraayo xeerka diiwaangelinta Cod-bixiyaha (qodobka 9aad, Fargadiisa 1-aad) ee ah in Guddigu 15 maalmood ka hor wareegto
ku soo saaro taariikhda diwaangelintu ay bilaabanayso Waxaa uu shaacinayaa in Diiwaan-gelinta Cod-bixiyeyaasha Puntland ay bilaabanayso 13/12/2022 socona doonto muddo afartan ¡yo shan maalmood (45) ah o ku eg 27/1/2023.

Halkan ka daawo muuqaalka War saxaafadeedka

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka oo faahsan goor dhowna la soco isaga oo uu soo jeedinayo Afhayeenka Guddiga Cabdinuur Sheekh Maxamed.

Halkan ka akhriso:-

DHAMAAD.

codkaaguwaaxaqaaga

codkaaguwaamustaqbalkaaga