Yaa ugu cad-cad Baratanka hogaaminta Bulshada Rayidka Ee PUNSAA?

Dadka usharaxan hogaaminta Punsaa,waxaa Da’ahaan iyo khibrad ahaanba ugu culus Nuur Maxamed Nuur.

Nuur oo Da’ahaan lagu tilmaamo 60-dan meeyo in uu ku jiro,ayaa kasoo jeeda Gobolka Karkaar.

Aqoontiisa waa darajada Labaad ee Shahaadada Master Degree,waxuuna leeyahay khivrad bakaaran oo gaaraysa 40-sano,isagoo horay usoo hogaamiyay PUNSAA.

Khibradiisa??

Gudoomiyahii Hore ee PUNSAA 2012-2015.

11-Sano oo uu soo maamulay Isbitaalka Qardho.

Khabiir dalka Emirates kaga soo shaqeeyey Food Quality Control, sidoo kale ka soo shaqeeyey dalka Australia.

Xubin Gudiga Doorashooyinka heer federaal ah.

Dadka Sharaxan,ayuu ugu miisaan culus yahay Nuur M.Nuur.

Jibril Qoobey.