Gudiga Doorashada Puntland Oo soo saaray Warqad khilaafsan hadalkii Madaxweynuhu ku dhawaaqay

Warqadan waxay toos uga hor imaanaysaa Labadii War ee Ururada iyo Madaxweynaha ee kala ahaa…

1.Warmurtiyeedkii Shuruudaha ee Ururada.

2.Aqbalidii Madaxweynaha Shuruudaha Ururada.

Gudiga Doorashadu waa ku deg-degay in uu Warqadan soo saaro,iyadoon laga fariisan Shuruudaha Ururada oo aan loo saarin Gudi.

Waa khasab in la fuliyo Shuruudaha Ururada soo jeediyeen hadii la rabo Dimuqraadiyad lawada leeyahay.

Halkan ka akhriso:-