Video:-Muxuu ka yiri Xeerka Jinsiga Gudoomiye Aadan Madoobe?

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Somaliya Shiikh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe),ayaa ka hadlay dooda ka dhalatay xeerka Jinsiga ee uu horey u diideen Baarlamaankii hore.

Guddoomiye Shiikh Aadan Madoobe,ayaa jawaab ka bixiyey hadal heynta ka dhalatay xeerkan oo maalmihii u danbeeyey qabsatay baraha bulshada ee Internet-ka loo la sheegay in Baarlamaanka uu ansixin doono shuruuc ka soo horjeeda Diinta Islaamka.

Halkan ka daawo muuqaalka