Madaxweyne Deni Oo xariga ka jaray xarunta Bangiga IBS

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa xariga ka jaray Bangiga IBS xaruntiisa Puntland oo laga hirgeliyay magaalada Garowe.

Halkan ka daawo muuqaalka