Maxaa looga xaajooday Shirka Golaha Wasiirada Puntland?

Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni,ayaa Shir-guddoomiyey Shirka Golaha Wasiirada Puntland ee Khamiislaha.

Shirka Golaha Wasiirada,ayaa Todobaadkan looga hadlay arimo ay ka mid yihiin

1.Amniga..

2.Maalgashiga Puntland.

3 Dardargelinta Doorashooyinka Goleyaasha deegaanka ee Degmooyinka Puntland.